The hunt for the white widow

In the feverish atmosphere of Kenya’s war on terror, rumours abound as to the whereabouts of Samantha Lewthwaite, the Muslim convert from Aylesbury who is on the run after a foiled bomb plot. Mike Pflanz reports from Mombasa. Continue reading

K’naan ‘killed’ in diss track by US-based rapper.

Somali-Canadian rapper K’naan has had holes poked into his waving flag by a relatively new rapper and countryman, Kay. Continue reading

Kooxda Baarista Qaramada Midoobay oo sheegtay in Madaxda sare ee Dowladda Soomaaliya ay si bareer ah u lunsadaan Hanti Qaran.

War ka soo baxay Kooxda Caalamiga ee Baarista dhacdooyinka iyo Xisaabaadka dalka Soomaaliya (Monitoring Group) oo ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u xilsaartay baarista qaabka loo maamulay dhaqaalaha soo gala dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa warbixin hordhac ah oo laga helay ku eedesay madaxda sare ee dowladda Soomaaliya in ay si joogto ah oo aan qaris lahayn u lunsadaan hanti fara badan oo gaareysa Malaayiin doollar. HOOS KA AKHRI WARBIXINTA Continue reading

Madaxweynayaasha wadamada Afrika oo maanta shir uga furmaya Adis Ababa iyo arrinta Soomaaliya oo shirka looga hadlaayo

Waxaa maanta magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uu shir uga furmayaa Madaxweynayaasha Midowga Afrika, waxaana shirkaas looga hadlaya xaaladaha ku soo kordhay Qaaradda Afrika, gaar ahaan wadamada ka jira dhibaatooyinka Siyaasadeed iyo tan Dabiiciga ah. Continue reading

Warbixinnada Kooxda Qaramada Midoobay ee Ilaalinta Cunaqabataynta Soomaaliya iyo Eretriya

HOOS KA AQRI WARBIXINTA Continue reading

Dowladda KMG ah oo Dad Ajnabiya iyo saraakiisha sare ee Al-shabaab u qaybisay Baasabooro Diblomaasi.

Dowladda KMG Soomaaliya ayaa Baasaboorka cas ee Diblomaasiyiintu qaataan u qaybisay dad aan Soomaali ahayn iyo inta badan saraakiisha sare ee xarakada Al-Shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: