Wafdi uu hoggaa- minayo Ambassador Augustine Mahiga ayaa maanta booqasho howleed ku tegay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, wuxuua kulamo la qaatay mas’uuliyiinta maamulka Puntland.
Sidoo kale Wafdiga ka socda Qaramada Midobay ayaa waxaa hogaaminaya wakiilka gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Augutina Mahiga waxaana garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ku soo dhoweeyay mas’uuliyinta maamulka puntland.
Dhanka kale Augutine Mahiga iyo xubnihii la sacday ayaa waxaa xarunta madaxtooyada Puntland kulamo ku aadan qorshaha geedi socodka nabadda iyo ansaxinta dastuurka kula yeeshey mas’uuliyiinta maamulkaasi.
SomaliSwiss     Garoowe
Filed under: Boosaaso |
You must be logged in to post a comment.