Somalia prepares for first presidential elections in Mogadishu.

The presidential election campaign in Somalia has started in earnest with 21 candidates vying for Villa Somalia — the presidential palace in Mogadishu. Continue reading

Debbie Calitz: ‘I was raped by Somali captors’

Debbie Calitz says was raped by her captors during her 20-month hostage ordeal in Somalia, a report has said. Speaking to the Daily News in Durban on Wednesday, Calitz and her partner Bruno Pelizzari, who landed in South Africa almost two weeks ago, relived aspects of their capture. Continue reading

Xilka Madaxtinimada Soomaaliya oo ay isku haystaan Urur diimeedyada iyo Dibad joogayaasha Soomaaliya.

Ololaha doorashada madaxweynanimada ee Soomaaliya ayaa dhowaan lagu wadaa inuu bilowdo, iyadoo xilkaasi ay xusul-duub ugu jiraan in ka badan 21 musharax, kuwaasoo dhamaantood hami uga jiro sidii maruun dhegahooda ugu soo dhici lahaayeen iney maqlaan Mudane Madaxweyne. HOOS KA AKHRI FAAH FAAHINTA Continue reading

Augutin Mahiga oo maanta booqasho ku tegay Garoowe.

Wafdi uu hoggaa- minayo Ambassador Augustine Mahiga ayaa maanta booqasho howleed ku tegay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, wuxuua kulamo la qaatay  mas’uuliyiinta maamulka Puntland. Continue reading

Baarlamanka Jaamacada Carabta oo baaq u jeediyay wadamada Carabta in sida ugu dhaqsiyaha badan loo taagukeeyo dadka Soomaaliyeed.

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska guddoomiyaha Baarlamaanka Jaamacada Carabta Dr. Cali Saalim ayaa waxaa uu baaq u jeediyay dowladaha Carabta, isla markaana ugu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo taakuleeyo dadka Soomaaliyeed ee muddada dheer la daala dhacaya dhibaatada. Continue reading

%d bloggers like this: