Madaxweyne Shariif oo la kulmay Haweenka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Shariif Sh. Axmed ayaa maanta Qado Sharaf u sameeyey Haweenka Soomaaliyeed, taas oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada. HOOS KA DAAWO SAWIRA KALE

Qada Sharaftan waxaa ku wehliyey Madaxweynaha marwadiisa Faadumo Xaaji Mustaf, ayadoo sidoo kalena ay kasoo qaybgaleen haween ka kala socday Hooyooyinka dalka gudihiisa ku nool iyo Haween kale oo qurba joog ah, balse hada Muqdisho ku sugan.

%d bloggers like this: