Aid Slow to Reach Somali Region Free of al-Shabab.

RAS KAMBONI — In this Somali seaside village, the former headquarters of insurgent group al-Shabab is being converted into a hospital. MORE PICTURES INSIDE Continue reading

Somalia challenges Kenya over oil blocks.

Somalia’s government accused Kenya of awarding offshore oil and gas exploration blocks illegally to multinationals Total and Eni because the concessions lie in waters claimed by Somalia. Continue reading

Madaxweyne Shariif oo la kulmay Haweenka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Shariif Sh. Axmed ayaa maanta Qado Sharaf u sameeyey Haweenka Soomaaliyeed, taas oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada. HOOS KA DAAWO SAWIRA KALE Continue reading

Ciidanka Nabadsugida Qaranka oo Soo bandhigeen hub Iyo Maleeshiyaad Ka Tirsan Xarakada Al-Shabaab.

Ciidamada Nabadb sugidda Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay hub iyo dhalinyaro ka tirsaneyd kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo laga soo qabtay dagmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Continue reading

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo la wareegay deegaanka Laanta Buur iyo Garoonka Diyaaradaha N°50 ee ka tirsan G/Sh/Hoose.

War naga soo gaaray magaalada Afgooye ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa Amisom ayaa saakay la wareegay xabsigii Laanta Buur oo saldhig ciidan u aheyd malleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab. Continue reading

Ciidamada Militiriga Soomaaliya oo howlgalo lagu baacsanayo Tuugada ka sameyeen qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir

Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya ayaa Xalay xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ka wada howlgalo lagula dagaalamayo tuugada, Ciidamadan ayaa waxaa ay howl galkooda ka sameeyeen xaafadaha Juungal, Fagax, Siisii iyo xaafada Towfiiq oo dhammaan ka wada tirsan degmada Yaaqshiid ee magaaladda Muqdisho. Continue reading

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo uga baaqay Ganacsatada inay dhimaan qiimaha Badeecadda Duruuriga.

Wasaiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay ganacsatada in ay dhimaan qiimaha maciishadda maadaama la gelayo bisha Ramadan ee fadliga iyo Kheyrka badan. Continue reading

%d bloggers like this: