Shir looga hadlayo Amaanka Wadamada Geeska Africa Oo ka furmay dalka Jabuuti.

Shir looga hadlayay ammaanka iyo horumarka wadamada geeska Africa oo ay soo qabanqaabiyeen Urur goboleedka IGAD ayaa ka furmay magaalada Jabuuti ee caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti.

Sidoo kale shirka ka furmay magaalada Jabuuti ee caasimada dalka Jabuuti ayaa waxaa uu yahay mid looga hadlayo xaaladaha kala duwan ee wadamada geeska Africa iyo sidii dowladda Soomaaliya looga caawin lahaan dhismaha xarumo cusub.

Sida lagu soo warramay shirkan ayaa socon doono mudo Sedex maalin ah ayaa waxaa ka qeyb galaya quburo caalami ah iyadoo kulankaasi looga hadlidoono xaaladaha amaanka horumarada iyo sida dowladda KMG ah ee Soomaaliya looga caawin lahaa dhismaha goobaha laga xoreeyay maleeshiayadda Al-qaacidada Soomaaliya ee shabaab.

SomaliSwiss    Jabuuti

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: