Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo sheegay in dowladda KMG ah ay faragalin ku hayso habsami socodka shirka Odayaasha uga socda Muqdisho.

Odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeeed loo igmaday inay soo xulida ergada ansixinaysa dastuurka cusub ayaa sheegay in DKMG ay fara-gelin ku hayso shirkooda,iyagoo xusay inaysan u madax-bannaaneyn howlahooda laga sugayo. Continue reading

War Murtiyeedkii Ka Soo Baxay Shirka Kooxda Xiriirka Caalamiga ee Soomaaliya.

Shirka 22-aad ee Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) ayaa lagu qabtay magaalada Rome 2-da ilaa iyo 3-da bishan Luulyo 2012, iyadoo uu guddoominayay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soonaaliya Dr. Augustine Mahiga iyo wadamada Norway iyo Mareykanka. Continue reading

Madaxweyne Shariif iyo Al-bashiirka Sudan oo xalay ku kulmay xarunta Madaxtooyada ee dalkaasi.

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo booqasho ku jooga dalka Sudan ayaa xalay magaalada Khartuum kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaasi Cumar Xasan Al-bashir. Continue reading

Heshiis dhexmaray Q.M. & Dowladda KMG Soomaaliya oo dalka Talyaaniga lagu kula saxiixday.

Xarunta Wasaaradda arrimaha dibedda dalka Talyaaniga ayaa waxaa maanta heshiis ku kala saxiixday dowladda  KMG Soomaaliya & Qaramada Midoobay, waxaana heshiikaasi uu ku saabsanaa in mamnuuc laga dhigo askareynta caruurta yaryar, iyadoo dhinaca dowladda heshiiskaasi uu u saxiixay wasiirka gaashaandhiga Xuseen Carab Ciise. Continue reading

Dowladda dalka Turkiga oo qaar ka mid ah ciidanka Booliska Soomaaliya tababar ugu qaaday dalkeeda.

Munaasabad Tababar loogu furayay qaar ka mid ah Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa lagu qabtay xarunta tababarka booliiska dalka Turkiga maalinnimadii shalay, waxaana kasoo qeybgalay Munasabada saraakiisha ugu sareysa ciidammada dalka Turkiga iyo madax Soomaaliyeed oo uu horkacayey Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Maxamed Mursal Sheikh. HOOS KA FIIRI SAWIRADA Continue reading

Muuqaalka Video laga duubay Hogaamiyaha Al-Shabaab Ahmed Godane oo lahelay

Waxaa lahelay Video si sir ah mobile looga duubay, hogaamiyaha Al-Shabaab axmad Godane oo weligii is qarin jiray, waxaana hadda lahayaa muuqaalkiisa oo video ah, iyadoo dhowaan la filayo muuqaallo kale. HOOS KA DAAWO MUUQAALKIISA Continue reading

%d bloggers like this: