Kooxda Al-Shabaab ayaa caawa soo bandhigtay Video ku baxaya Luqadda English-ka, Muuqaalka Video-gan ayaa kahadlaya waxyaaba fara badan oo ay kamid yihiin sababta ciidamada Ethiopia ay u soo galeen gudaha Soomaaliya gaar ahaan magaalada Baydhabo. (VIDEO IN ENGLISH)
Filimkan oo lagu magacabay (Ku hoos noolaanshaha Harka Shareecada Islaamka) ayaa waxaa uu ku baxayaa Luqadda Afka English-ka, waxaana uu ka hadlayaa sababihii keenay in ciidamada Ethiopia ay soo galaan magaalada Baydhabo oo uu markaasi ka jiray Maamul hoos yimaada Al-Shabaab.
Sidoo kale waxyaabaha uu soo qaadanayo Filimkan ayaa waxaa ka mid ah Muuqaalka Magaalada Baydhabo, dhaqanka dadka ku nool Gobolada Baay iyo Bakool, Jen Maxamed Siyaad Barre, C/llaahi Yuusuf Axmed iyo waxyaabo kale oo Siyaasadaysan.
حركة الشباب إطلاق فيديو جديد يسمى تحت ظل الشريعة الإسلامية
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.