Advertisements

Al-Shabaab releases new video called (Under the Shade of Islamic Law).

Kooxda Al-Shabaab ayaa caawa soo bandhigtay Video ku baxaya Luqadda English-ka, Muuqaalka Video-gan ayaa kahadlaya waxyaaba fara badan oo ay kamid yihiin sababta ciidamada Ethiopia ay u soo galeen gudaha Soomaaliya gaar ahaan magaalada Baydhabo. (VIDEO IN ENGLISH) Continue reading

Advertisements

Buug ka hadlaya Xad-gudubyadii bini-aadaminimo ee Somaliland ka dhacay oo lagu soo bandhigay Hargeysa.

Hargeysa, Buug cusub oo ka hadlaya xasuuqii iyo dambiyadii laga geystay Somaliland wakhtiyadii ay jirtay dawladdii kali-taliska ahayd ee uu Madaxweynaha ka ahaa Siyaad Barre ayaa xalay lagu soo bandhigay Hotel Maansoor ee ku yaala magaalada Hargeysa, kaasoo si qoto dheer u lafo-guraya Xad-gudubyadii bini-aadamnimo ee sannadihii sideetamaadkii dhacay iyo Shakhsiyaadkii Masuuliyiinta ka ahaa. (SAWIRO) Continue reading

Madaxweynaha Dawladda KMG Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeysay gaaray Degmada Balcad, tan iyo markii uu xukunka qabtay.

Madaxweynaha oo ay safarkiisa ku weheliyeen Xubno ka tirsan Golaha wasiirada Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Soomaaliyeed iyo kuwa Amisom ayaa waxaa halkaa si diiran ugu soo dhaweeyay Dadweynaha Reer Balcad. Continue reading

Madaxweyne Shariif oo maanta Odayaasha Dhaqanka Muqdisho ku shirsan uga warbixiyey kulammada dhexmaray dowladda KMG iyo Maamulka Somaliland.

Madaxweyne Shariif oo shalay dib ugu soo laabtay Soomaaliya ayaa maanta Odayaasha Dhaqanka ee Muqdisho ku shirsan uga warbixiyey natiijooyinka iyo kulammadii ka dhacay Dubai ee dhexmaray dowladda KMG iyo maamulka Somaliland. Continue reading

%d bloggers like this: