Advertisements

Somali militants ambush aid workers, killing 1 and kidnapping 4 at Kenya refugee camp.

NAIROBI, Kenya — Somali militants ambushed an aid convoy Friday, killed a Kenyan aid worker and kidnapped four international workers at a Kenyan refugee camp near the border with Somalia, officials said. Kenyan police said they were pursuing the attackers. MORE PICTURES INSIDE Continue reading

Advertisements

Famine in Somalia offers lessons for the West in winning hearts.

When the famine was declared in Somalia nearly a year ago, there was a huge international outcry. It was the second time in two decades the nation had experienced a severe drought. But, unlike the one in the early 1990s, Somalia was now the subject of the so-called “war on terror”. Continue reading

Warsaxaafadeed ICRC: Somalia Collaada iyo Roob Yarida Waxay Dheereeyeen Sugnaan La’aanta Cuntada.

Gudiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) waxay ka walaacsan tahay xaalada qeybo badan oo ka tirsan bulshada Soomaaliyeed, kuwaaso weli u nugul cunto yari sanad ka dib markii ay bilaabatey abaarta.  Xaalada ayaa u muuqata mid sii jiri doonto iyadoo ugu wacan tahay abaarta iyo colaadaha socda oo isbiirsadey. Continue reading

Dibadbax lagu taageerayo wadahadalka dowladda KMG iyo Somaliland oo Maanta ka dhacay Muqdisho.

Banaabax lagu taageerayo Wadahadallada magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Soomaaliya iyo Somaliland oo maanta wada saxiixay in la isku furo dhaqaalaha iyo is dhexgalka shacabka iyo siyaasiyiinta labada dhinac.

Magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta, waxaa mar kale maanta ku shiray,  Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, kulankaasi oo lagu xoojinayey go’aannadii ay shalay labada Madaxweyne gaareen. Continue reading

Madaxweyne Shariif oo xalay magaalada Dubai kula kulmay Ganacsatada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa xalay magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta waxaa uu kulan kula qaatay ganacsatada iyo Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Wadankaasi. Continue reading

Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya oo mar kale maanta la kulmaya madaxda walaalaha Maamulka Somaliland

 Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa la filayaa in uu maanta kulan labaad la qaato Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo. Continue reading

%d bloggers like this: