Advertisements

Somali Military & AU Forces take control of Bal’ad district.

Somali National forces backed by the African union peacekeeping soldiers have on this morning taken control Bal’ad district and Golaley environ in middle Shabelle region and pushed Al-qaeda linked group of Al-Shabab. Continue reading

Advertisements

Ra’isal wasaare Gaas oo Booqday degmada Balcad.

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqday Degmada Balcad ee gobalka Sh/Dhexe oo saakay gelinkii hore Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta Degmadaasi. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Somalia Celebrates Olympic Day In 20 Years.

This year, the international Olympic day commemorations were observed with sports and dance in Somalia after failing to mark it for past two decades as Somalia emerges from years of conflicts to the atmosphere of peace and stability. (PICTURES INSIDE) Continue reading

How To Get To Somalia Without Getting Killed By Pirates (VIDEO)

The Gulf of Aden is nicknamed “Pirate Alley” for the unfortunate amount of piracy in the area. Attacks are unlikely on Somali ships, and for a fee (and with a little luck), tourists can hitch a ride from Yemen with some cargo. In my case, there were a lot of cookies involved. Continue reading

Madaxa Sirdoonka dalka Ingiriiska oo ka digay in Al-Shabaab ay qaraxyo la beegsato ciyaaraha Olymbikada ee lagu qabanayo UK.

Mr. Jonathan Evans oo ah  Madaxa Sirdoonka Ingiriiska ayaa ka digay weeraro Argagixisanimo oo kooxda Al-Shabaab ay ka geysato dalka Britain, iyagoo ku soo begaya Tartanka Orodada Aduunka oo Bisha soo socota lagu qaban doono magaalada London. Continue reading

Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM oo maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo maanta si wadajir ah ay  ula wareegeen gacan ku haynta degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe oo 30-km dhinaca waqooyi ka xigto magaalada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: