Advertisements

Daawo Safarkii Ethiopia iyo Sawirada Shariif iyo Zenawi

Shalay waxaa magaalada Addis Ababa gaaray madaxweynaha Soomaaliya, waxaana garoonka ku soo dhaweeyay, R/wasaare Melez Zenawi, hoos ka daawo qaabkii ay u dhacday soo dhawayntaasi, Sawiradan iyagaa ismacnaynaya, uma baahna in laga bixiyo faah faahin  dheeraad ah, laakiin waxaa lagu macneyn karaa soo dhaweyn ay ka muuqatay saxiibtinimo dheeriya oo labada nin ka dhexeysay ama salaan sagootin ah oo noqon karta macasalaameyntii ugu dambeysay, laakiin qof kasta iyo ka aragtidiisa. HOOS KA DAAWO SAWIRADA

SomaliSwiss Addiss-abeba

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: