Posted on June 24, 2012 by SomaliSwiss
Doorashadii dalka Masar ka dhacday oo ay ku tartameen Axmad shafiiq oo ahaa R/wasaarihii ugu dambeeyay ee dowladdii Xusni Mubaarak iyo hogaamiyaha urur diimeedka Akhwaanul Muslimiinka maxamad Mursi ayaya maanta gudiga doorashadu waxay cadeeyeen in uu tartankii ku guuleystay Mr. Mursi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Doorashadii dalka Masar oo uu ku guuleystey Musharixii Ururka Ikhwaanul Muslimiinka.
Posted on June 24, 2012 by SomaliSwiss
Ra’isal wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya ayaa ka hadlay waxqabadkii xukuumaddiisa, kaddib markii ay sanad jirsatay, wuxuuna R/wasaaruhu ku tilmaamay horumar lagu faano guulaha laga gaaray howlgallada dalka looga sifeynayo maleeshiyada Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya oo ka hadlay waxqabadka xukuumaddiisa oo sanad jirsatay.
Posted on June 24, 2012 by SomaliSwiss
Kulan ay soo qabanqaabiyeen safaaradda Soomaalida & Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London ayaa waxay  ka dhacday agagaarka Lambroke Road ee magaalada London, Mudane C/samad Macallin oo hoggaaminayey wefdiga dowladda KMG ah & Ing. Feysal Cali Waraabe waxay dadkii ka soo qayb galay Kulanka ugu warameen heshiiskii hordhacca ahaa ee ay ku gareen dhawaan dalka Ingiriiska. (SAWIRO) Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: London UK | Comments Off on Wafdigii Wadahadalka Dowladda Soomaaliya Iyo Maamulka Somaliland oo la kulmay Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Waddanka Britain.
Posted on June 24, 2012 by SomaliSwiss

Magaalada Cadaado ee caasimadda Maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa xiligan waxaa ka soconaya dib u dhis xoogan kaasi oo durbaba wax ka bedelay muuqaalka iyo bilicda magaaladaasi. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Cadaado oo laga dareemayo muuqaal bilicsan, isbedel wanaagsan iyo dib u dhis xowli ku socda.
Posted on June 24, 2012 by SomaliSwiss
Taliyaha waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha dalka Soomaaliya C/laahi Gaafow oo shalay saxaafadda kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in baasaboorka cusub ee dalka loo sameeyay laga heli karo meel kasta oo ka mid ah gayiga Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hargeysa iyo Gaalkacyo oo laga furay Xarumo laga qaato Baasaboorka Cusub ee Soomaaliya (E-Passport).
Posted on June 24, 2012 by SomaliSwiss
Sheikh Shariif Sh. Axmad oo saxaafadda shalay ugu warramay magaalada Nairobi ayaa waxba kama jiraan iyo been lasoo dhoodhoobay ku tilmaamay warbixinno kala duwan oo dowladda KMG ah madaxdeeda ku eedeeyay in ay lunsadeen lacago fara badan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: London UK | Comments Off on Sh. Shariif: Majirto wax lacag ah oo ay lunsatay dowladda KMG, lacag intaas dhan inaan helno waaba noloo diiday.
You must be logged in to post a comment.