Posted on June 23, 2012 by SomaliSwiss
Wasiirkii hore ee Qorsheynta ee Xukuumaddii Cumar Cabdirashiid, C/raxmaan Cabdishakuur ayaa manta kulan ballaaran ku qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo uu kaga hadlayay Doorkiisa Musharaxnimo ee Madaxtinimada dalka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO WARBIXINA KALA DUWAN Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Musharixii Afartanaad ee tartanka Madaxtinimada dalka Soomaaliya oo Maanta isa soo bandhigay.
Posted on June 23, 2012 by SomaliSwiss
They are called the ciyaal baraf, or the children of the snow. The kids of a generation who fled blood-stained Somalia two decades ago. Their parents sought refuge across the world in a mass exodus from civil war. Many settled in Canada, mostly in Toronto, where they raised their children, often in poverty. And, as the children came of age and branched out across the country, a new kind of grief emerged. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Young Somalis struggle to find peace in Canada.
Posted on June 23, 2012 by SomaliSwiss
ADDIS ABABA – Ethiopia plans to keep its troops in Somalia until the Horn of Africa country ratifies a constitution and its military is able to fend off militant threats on its own, an official said on Friday, signalling a change in policy. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Ethiopia says troops to stay longer in Somalia.
Posted on June 23, 2012 by SomaliSwiss
Alexander Rondos oo ah u qaabilsanaha Midowga yurub arimaha Somalia la hadlay wakaaladda wararka MISNA lagu magacaabo ayaa sheegay inay aad u soo dhaweenayaan hishiiskii saxiixayaasha Roadmapka ay ku gaarayn magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Midowga Yurub oo soo dhaweeysay hishiiskii ay Nairobi ku gaareen saxiixayaasha Roadmap-ka.
Posted on June 23, 2012 by SomaliSwiss
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa nabad ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM ayaa maanta Barqadii la wareegay deegaano hor leh oo katirsan gobolka Shabeellada Dhexe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada xooga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo maanta la wareegeen dekeda Ceelmacaan iyo Garoonka Diyaaradaha Cisaleey.
Posted on June 23, 2012 by SomaliSwiss
Ciidamada Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in shalay ay xireen labo qof oo u dhalatay dalka Iran, kadib markii ay ku qabteen iyaga oo wata waxyaabo Kiimicalis ah oo la tuhunsan yahay in ay u isticmaali rabeen qaraxyo ay rabeen in ay ka geeystaan gudaha magaalada Mombasa, halkaasi oo waqtiyadii u danbeeyay ay ka dhacayeen weeraro qaraxya ah oo is xig xiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Booliska Kenya oo qabtay labo ruux oo Iiraaniyaan ah oo lagu tuhmay in ay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab. (Somali & English)
You must be logged in to post a comment.