Dood la xiriirta dhibaatooyinka Qaxootiga iyo Xaaladda Murugsan ee Soomaalida oo ka dhacday magaalada Zürich.

Waxaa magaalada Zürich ka dhacay Kulan looga doodayay Arrimaha Qaxootiga ee dalkan Switzerland, maadaama Bishan 20-keedii ay ahayd maalin loo asteeyey in lagu xasuusto dadka qaxootiga ee ka soo haajiray dalalkooda, kuwaas oo wadamadii ay u dhasheen ay ka jiraan musiibooyin Rabbaani ah iyo kuwa ay dadyowga gacantooda ku geysteen. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Madaxweyne Shariif oo sheegay in uu markale u taagan yahay qabashada xilka madaxtinimada dalka Soomaaliya.

Madaxwaynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa isagoo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya  waxaa uu la hadlay wakaaladda wararka ee dalka faransiiska ee AFP, isla markaana waxaa uu sheegay in labo bil kadib uu yahay musharax u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee dalka Soomaaliya, waxaa uuna intaasi ku daray in uu la tartamidoono Musharixiinta kale ee isku soo sharaxaya xilka madaxtinimada dalka. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Dowladda South Africa oo ka hadashay sii daaysay Lamaanihii u dhashay ayaashii South Africa.

War ka soo baxay Dowladda South Africa ayaa lagu soo dhoweeyey sii deynta lamaane u kala dhashay Koofur Afrika iyo talyaaniga kuwaas oo muddo 18 bilood ah gacanta ugu jiray kooxaha burcadbadeedda Soomaalida. Continue reading

%d bloggers like this: