Tirada Lacagta Miisaaniyad Sanadeedka dowladda KMG, Immisaa laga xaday, Meeqaa loo xareeyay 2009-2010.

Sida ku cad Warbixino iyo Dukumintiyada Laamaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya u qaabilsan Dhaqaalaha, waxaa jira Miisaaniyad lacageed xisaabsan, Dhaqaale joogto ah iyo mid aan joogto ahayn oo meelo kala duwan ka soo gala dowladda, taas oo gaareysa  $122,660,000 sanadkiiba, kana timaada gudaha iyo dibadda. HOOS KA AKHRI ORIGINAL DOCUMENT.

Tusaale ahaan UAE (Dowladda Imaaraadka Carabtu waxay ballan qaadday miisaaniyad dhan $60,000,000 Sanadkiiba, bil kasta waxaa la bixiyaa qayb ka mid ah lacagtaas, sidoo kale Dowladda Sudan waxay ballan qaadday miisaaniyad dhan $12,000,000 Sanadkiiba, waxayna bixsaa qaybo ka mid ah bishiiba, halka Kaalmooyin kale oo ka imaanaya dowlado, Hay’ado iyo ururo caalamiya ay gaarayaan $18,660,000 Sanadkiiba.

HOOSE KA AKHRI WARARKA KU SAABSAN DHAQAALAHA DOWLADDA SOO GALA, MEELAHA AY KA YIMAADAAN, INTA LAGA XADO IYO  INTA QASNADA LAGU RIDO.

PFMU, MoF, CBS, AGO, OAG. MACNAHA MAGACYADAN.

  1. Cadadka Lacagaha u soo xarooda Dowladda ee miisaaniyadda ugu jira sanadkiiba haddii aan hoos lagu kala qaybsan.

  2. Lacagaha dowladdu Gudaha dalka ka heshay  2009-2010.

  3. Lacagaha dowladdu Dibadda ka heshay 2009-2010.
  4. Madaxda Maafiyada Soomaalidu, sidii ay u kala boobeen iyo meelaha ay ka qaateen lacago ay xadeen.

  5. Qiimeyn kooban Xukuumaddii Dr.Farmaajo, Dhaqaalaha soo galay iyo midka ay isticmaaleen.

  6. Qiimeyn kooban, Xukuumadda Dr Gaas, Dhaqaalaha soo galay iyo midka ay isticmaaleen.

  7. Warar dheeraad ah oo kale oo la xiriira warbixintaan

HALKAAN HOOSE KA AKHRI DUKUMIINTIGA ASALKA AH OO ENGLISH KU QORAN.

  1. 57 Pages Original Document (PFMU Report All)

  2. 22 Pages  Original Document (TFG Budget Summary)

  3. 18 Pages Original Document (World Bank report)

%d bloggers like this: