Shabakadda SomaliSwiss ayaa heshay Dukumiintiyo muhiim ah oo sharaxaado hoose ka bixinaya, sida lagu helay iyo dowladaha bixiyay Malaayiin Doollar oo ay umadda Soomaaliyeed ka lunsadeen madax ka tirsan dowladda KMG ah, sanadihii 2009-2010, kuwaas oo lahaayo magacyadooda iyo hantida uu mid kasta dhacay iyo sida loo qaatay intaba, kuwaas oo hadana doonaya in ay xilka sii hayaan. HOOS KA AKHRI ORIGINAL Documents
Dukumiintigaan oo ka kooban 80 Bog, isla markaana ku qoran luqadda Englishka, wuxuu si qota dheer u sharaxayaa, isagoo cadaymihiisa wata dhaqaalihii soo galay dowladda Soomaaliya sanadihii 2009-2010, meelaha laga helay, meelaha lagu bixiyay iyo sida loo xaday lacago maqan iyo weliba kuwa ka masuulka ahaa.
AKHRI AMA BOOQO OO RIIX CINWAANADA HOOS KU TIXAN DUKUMIINTIYADA KU XIRAN MIDKII AAD JECLAATO .
-
Faahfaahin ku saabsan, sida lagu helay warbixintaan iyo Hay’adda soo saartay shaqada ay u xilsaarantahay.
-
Macnaha ay u taagan yihiin xarfo ama erayo la soo gaabiyay oo ku jira dukumintiyada qeybaha hoose.
-
Hordhac Kooban.
-
Cadadka Lacagaha u soo xarooda Dowladda ee miisaaniyadda ugu jira sanadkiiba haddii aan musuq maasuq lagu samayn.
-
Lacagaha dowladdu Gudaha dalka ka heshay 2009-2010.
-
Lacagaha dowladdu Dibadda ka heshay 2009-2010.
-
Liiska Magacyada, Madaxda Maafiyada ah ee dhacday Qaranka Soomaaliya.
-
Liiska dowladaha lahubo ee lacago kaash ah ugu deeqay Soomaaliya 2009-10.
-
Madaxda Soomaalidu, sidii ay u kala badsadeen iyo meelaha ay ka qaateen lacagaha ay lunsadeen.
-
Qiimeyn kooban Xukuumaddii Dr.Farmaajo, Dhaqaalaha soo galay iyo midka ay isticmaaleen
-
Qiimeyn kooban, Xukuumadda Dr Gaas, Dhaqaalaha soo galay iyo midka ay isticmaaleen.
-
Magacyada, Hay’ado, shirkado iyo ururo ay shakhsiyaad xil qaran hayay lacago uga qaateen magaca dowladda iyo maamuuska wasaaradaha ay ku magacaaban yihiin.
-
57 Pages Original Document (PFMU Report All)
-
22 Pages Original Document (TFG Budget Summary)
-
18 Pages Original Document (World Bank report)
Most Important Document Graphics, Figures and Tables. Comming Soon
SomaliSwiss London
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: News Desk |
You must be logged in to post a comment.