Aaska Qaran ee magaalada Muqdisho maanta loogu sameeyay Gudoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya ALLAHA u naxariistee Sheikh Mukhtaar Maxamed Xuseen ayaa waxaa kasoo qeyb gashay madax aad u fara badan oo katirsan dowladda KMG Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Aaskan Qaran ayaa waxaa madaxdii kasoo qeyb gashay kamid ahaa Madaxeyne Shariif Sh. Axmed, Gudoonka Baarlamanka Shariif Sakiin, Ra’isal wasaare C/weli Gaas, Wasiiro, Xildhibaano iyo madax kale aad u fara badan oo katirsan dowladda KMG Soomaaliya. HALKAN KA AKHRI TAARIIKHDA ALLAHA U NAXARIISTEE SHEIKH MUKHTAAR
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |