Eritrean pleads guilty to aiding Somalia’s Al-Shabab.

An Eritrean man has pleaded guilty in a US court to receiving military training from the Somali al-Shabab group.

Mohamed Ibrahim Ahmed, a resident in Sweden, went to Somalia in 2009 to learn bomb-making and detonation skills, the US Attorney’s Office said. Continue reading

Taariikhda Gudoomiyihii hore ee Baarlamanka Sheikh Mukhtaar Maxamed Xuseen.

Allaha u naxariistee Sheikh Mukhtaar Maxamed Xuseen wuxuu siyaasada ku soo biiray xilligii gobanima-doonka Soomaaliya, waxaa uu ku biirtay xisbigii SYL ee dhalinyarada Soomaaliyeed sanadkii 1940-kii. Sanadkii 1954 waxaa uu noqday madixii SYL ee gobolkii Jubbada Sare. Sanadkii 1965-tii waxaa uu noqday gudoomiyihii ugu horeeyay ee Baarlamanka Soomaaliya. Continue reading

Aas Qaran oo loo sameeyay Allaha u naxariistee Gudoomiyihii hore ee Baarlamanka Sheikh Mukhtaar Maxamed Xuseen oo ka dhacay Muqdisho.

Aaska Qaran ee magaalada Muqdisho maanta loogu sameeyay Gudoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya ALLAHA u naxariistee Sheikh Mukhtaar Maxamed Xuseen ayaa waxaa kasoo qeyb gashay madax aad u fara badan oo katirsan dowladda KMG Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray baalooyinkii ku shaqeynayay Cadceeda ee dhowaan lagu rakibay wadooyinka Muqdisho.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo madax katirsan degmooyinka ayaa xalay xariga ka jaray baalooyinkii ku shaqeynayay Cadceeda ee dhowaan lagu rakibay wadooyinka Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

%d bloggers like this: