Wasiirka Arrimaha gudaha, Xildhibaanno iyo wasiiro dowladda KMG oo maanta gaaray Baladweyne.

Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiran gaaray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Cabdi Samad Macallin Maxamuud oo ay halkaas uga bilaabatay booqasho lagu wado inuu ku tago gobollada dalka qaarkood. Continue reading

%d bloggers like this: