Posted on June 13, 2012 by SomaliSwiss
The seaside Somali capital is enjoying a peace that, except for the infrequent attack, has lasted the better part of a year. Somalis who fled decades of war are coming back, as are U.N. workers who long operated out of Nairobi, the capital of neighboring Kenya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Somalia’s capital no longer ‘World’s Most Dangerous City’.
Posted on June 13, 2012 by SomaliSwiss
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa shaaca ka qaaday in 52 Waddan oo Caalamka ka mid ah lagu dhibaateeyo Caruurta, waxaana Wadamadaasi kamid ah: Somalia, Afghanistan, Syria, Burma, Iraq, Labada Sudan iyo Congo Democratic Republic. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ban Ki-Moon oo sheegay in 52 Waddan oo Caalamka ka tirsan Tacadiyo loogu gaysto Caruurta.
Posted on June 13, 2012 by SomaliSwiss
War ka soo baxay Taliska Boliska dalka Tanzania ayaa lagu sheegay in magaalada Darasalaam lagu qabtay nin haysta dhalashada wadanka Jarmalka, asal ahaanna kasoo jeeda Turkiga kana tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kaas oo ay sheegeen inuu Masuul ka ahaa Qarixii Bishii May ka dhacay magaalada Nairobi, islamarkaana Boliska Kenya ay dhawaan Sawirkiisa soo bandhigeen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Booliska dalka Tanzania oo magaalada Darasalaam ku qabtay qof Ajnabi ah oo ka tirsanaan jiray Xarakada Al-Shabaab.
Posted on June 13, 2012 by SomaliSwiss
Dowladda Mareykanka ayaa isbuucii lasoo dhaafay Jaziiradda Malta ka qaaday 20-qof oo isugu jiray qoxooti Soomaali iyo Eritrean ah, kuwaas oo deganaansho lagu geeyay dalka Mareykanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Malta | Comments Off on Dowladda Mareykanka oo markale Qoxooti isugu jira Soomaali iyo Eritrean ka qaaday Jaziiradda Malta.
You must be logged in to post a comment.