Posted on June 8, 2012 by SomaliSwiss
Taliyaha ciidamada AMISOM, Ugadi Kiki ayaa shaaca ka qaaday qorshahooda xiga howlgalkii ay kula wareegeen degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose.
Sidoo kale Taliyahu hogaaminaya oo  howlgalka ciidamada AMISOM ay ka wadaan inta u dhexeysa Muqdisho, Afgooye iyo qaybo ka mid ah gobolka Sh/hoose oo shir jara’id ku qabtay deegaanka Buula-Low oo 5-km dhanka galbeed kaga began degmada Afgooye Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha ciidamada AMISOM oo shaaciyay qorshahooda xiga howlgalkii ay kula wareegeen degmada Afgooye ee Sh/hoose
Posted on June 8, 2012 by SomaliSwiss
 Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa sheegay in aan Marnaba la xallin karin mashaakilaadka jira haddii aan la wada hadlin isalamarkaana loo baahanayahay in Odoyaasha iyo Salaadiinta doorkooda ka qaataan wadahadalkaasi lagu soo celinayo midnimada ummadda Soomaliyeed. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Shariif oo ka codsaday odayaasha dhaqanka in ay doorkooda ka qaataan wadahadalka u furmi doono dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland….