DAAWO SOCDAALKII CAMERADA SOMALISWISS EE MAGAALADA BELEDWEYNE.E

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri Continue reading

Wasiiru Dowlaha W/Maaliyadda oo Sheegay in la Bilaabi doono qaadista lacagta canshuuraha Beriga.

 Sheekh Aadan Maxamed oo ah wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Dowladda KMG Soomaaliya ayaa Shaaca ka qadaay qorsho ay wasaaradda u dajisay qaadista lacagaha Canshuuraha Beriga.

Wasiiru dowlaha wasaaradda Maaliyadda ayaa wuxuu maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, Continue reading

Nuur Cade, Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub iyo Talyaaniga oo ku dhaawacmay Shil gaari.

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Danjire Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) ayaa xalay dhaawac waxaa uu kasoo gaaray shil gaari oo ka dhacay magaalada Brussels ee caasimadda dalka Bilgium-ka xili uu kusii jeeday ka qeybgalka shir ay lahaayeen Safiirrada dalalka Afrika u fadhiya Brussels. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Dowladda Maraykanka oo Ilaa 30 Malyuun oo doolar ku bixinaysa soo qabashada madaxda Al-Shabaab.

Dowladda Maraykanka ayaa markii ugu horeysay shaacisay in ay lacag gaarayso illaa 30 Milyan oo doolar ay ku bixinayaan cidii soo sheegta ama wararka la xiriira halka ay ku sugan yihiin madaxda kooxda Al-Shabaab. HOOS KA AKHRI LIISKA MAGACYADA LASHAACIYAY. Continue reading

%d bloggers like this: