Madaxweynaha Dowladadda KMG Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta  booqasho ku tagay  Xarunta Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed uga socda shirkooda, wuxuuna u sheegay in Odayaasha looga baahan yahay inay soo xulaaan ergadii ansixin lahayd dastuurka cusub ee uu Dalka yeelanayo. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Shariif oo odayaasaha Dhaqanka u sheegay in looga baahan yahay inay soo xulaan dad aqoon leh oo dastuurka ansaxiya si loogu gudbo marxalada KMG ah.