Daawo Muqdisho iyo Muuqaalka Baallayaasha Korantada Ileyska ku shaqeeya ee loo rakibay shalay.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah uga hirgaliyey qeybo ka mid ah waddooyin magaalada Muqdisho rakibaadda Nalal Koronto oo ku shaqeynaya Solar Energy ama iftiinka qorraxda. Halkaan hoose ka daawo Sawirada. HOOS KA DAAWO BAALA YAASHII LA XIRAY.

 

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: