Posted on June 5, 2012 by SomaliSwiss
When delegates from 57 nations gathered in Istanbul last week to discuss bringing peace and stability to Somalia, one country’s efforts got special attention: Turkey. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Turkey takes lead in rebuilding Somalia.
Posted on June 5, 2012 by SomaliSwiss
MORE details have emerged indicating that the terror suspect arrested over the weekend is allegedly a big figure in the Al-Shabaab and Al-Qaeda cells in Uganda, according to security sources. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Nabbed terrorist is Al- Shabaab boss in Uganda.
Posted on June 5, 2012 by SomaliSwiss
Dr. C/raxman M. C/llaahi Baadiyoow oo xubin sare ka ah Urur-Diineedka Al-Islaax ayaa maanta ku dhawaaqay inuu yahay musharax u tagaan qabashada xilka madaxweynenimada dalka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wadaadadii Urur Diimeedka oo intooda badan u tartamaya Kursiga madaxtinimada dalka Soomaaliya.
Posted on June 5, 2012 by SomaliSwiss
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maalintii labaad waxaa ay u fariisatay dhagaysiga dacwad loo haystay ku xiggeenka Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Cali Maxamed Yuusuf, kaas oo lagu eedeeyay in uu galay dambiyo kala duwan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ku xiggeenka Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Cali M. Yuusuf oo lagu xakumay 15-sano xarig ah iyo waliba in uusan xil dambe ka qaban karin dowladda Soomaaliya.
Posted on June 5, 2012 by SomaliSwiss
 Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa uga baaqay madaxda Soomaalida inay ka fogaadaan khiaafyada siyaasadeed ee dib ugu soo laabta  muddada yar ee ka harsan xilliga kala guurka  ee looga guurayaa DKMG ah, loona guuraya Dowlad Rasmi ah.
Madaxweyne Museveni ayaa ayaa ka qayb galay kulankii  looga hadlayey arrimaha Soomaaliya, Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Museveni oo ku wacyi geliyey Madaxda Soomaalida inay ka dheeraadaan khilaafyada Siyaasadeed inta ka dhiman waqtiga kala guurka.
Posted on June 5, 2012 by SomaliSwiss

Maamulka gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah uga hirgaliyey qeybo ka mid ah waddooyin magaalada Muqdisho rakibaadda Nalal Koronto oo ku shaqeynaya Solar Energy ama iftiinka qorraxda. Halkaan hoose ka daawo Sawirada. HOOS KA DAAWO BAALA YAASHII LA XIRAY. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Daawo Muqdisho iyo Muuqaalka Baallayaasha Korantada Ileyska ku shaqeeya ee loo rakibay shalay.
Posted on June 5, 2012 by SomaliSwiss

Garoonka Jaamacadaha ee magaalada Muqdisho ayay shalay gelinkii dambe si rasmi ah uga furmay horyaalka 37aad ee kubadda cagta Dalka Soomaaliya, wuxuuna dhex mari doonaa tartanku ilaa 8 (Sideed) kooxood oo ka tirsan kooxaha heerka Koowaad.
HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Daawo Muuqaalkii shalay iyo sawirada Ciyaartii furitaanka horyaalka 37aad ee Kubadda cagta dalkeenna Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.