Bannaanbax xooggan ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee gobolka Banaadir, kaasi oo lagu taageerayey Bayaankii soo baxay Shirkii Istanbul ee dalka Turkey iyo guulaha ay gaareen ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa ka dhacay magaalada  Muqdisha.
HOOS KA DHEGAYSO WARBIXINTA
Dibedbaxan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey maamulka Gobolka Banaadir, sida uu Weriyaha SomaliSwiss ee Muqdisho Ibrahim Isxaq ku faah faahinayo warbixintaan maqalka ah oo uu dhowaan nooga soo diray Xarunta Gobolka banaadir ee Muqdisho.
SomaliSwiss Muqdisho.
HALKAAN KA DHEGAYSO WARBIXINTA.
SomaliSwiss  Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.