Advertisements

Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta dib ugu soo laabtay Dalka.

Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay iyadoo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ay si diirran ugu soo dhaweeyeen Mas’uliyiinta dowladda.

Waxaa Duhurnimadii maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Airport Continue reading

Advertisements

Wasiirka arrimaha dibbadda Talyaanigaoo sheegay in Soomaaliya ay dhibaato ku haysa Ku meel gaarnimada.

 Wasaaradda arrimaha dibbadda Talyaaniga ayaa waxay soo saartay War-saxaafadeed la xiriira xaaladda dalka Soomaaliya iyo Siyaasadda Soomaalida Warsaxaafadeedkan ayaa lagu sheegay inay muhiim tahay in la soo af-meero xaalada KMG ee ay Soomaaliya ku jirto, loona gudbo xaalad dalku ku yeelanayo dowlad dhexe. Continue reading

Gudoomiyaha Golaha ammaanka ururka Midawga Africa oo Qaramada Midoobay ka codsaday in la Kaalmeeyo Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howgela.

 Gudoomiyaha Golaha ammaanka iyo nabadgalyada ururka Midawga Africa Ramtane Lamamra oo haatan ku sugan magaaladda Addis-Ababa ayaa ka sheegay shir ka dhacay ay yeesheen wasiiradda gaashaandhiga iyo taliytasha ciidamada Continue reading

%d bloggers like this: