Advertisements

Ciidamada Booliska dowladda KMG oo Maanta howlgalo dad lagu soo qab-qabtay ka sameeyay deegaanka Ceelasha Biyaha. ( SAWIRO )

Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa Maanta Howl-gallo aad u baraaran, isla markaana lagu soo qab-qabtay niman lala xiriirinayay in ay ku lugleeyihiin kooxda Al-Shabaab.

Howlgalada maanta ayaa ciidamada amaanka waxaa ay saf ballaaran ku galeen dhammaan guryaha iyo goobaha ganacsi ee ku yaala deegaanka ceelasha Biyahay ee duleedka magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: