Posted on June 2, 2012 by SomaliSwiss
UN chief Ban Ki-moon tells meeting on Somalia‘s transition process that country must develop its own security apparatus. UN Secretary-General Ban Ki-moon has said international forces cannot solve Somalia’s problems in the long term and that the fragile country needs its own strong security institutions. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Somalia’s future debated at Turkey conference.
Posted on June 2, 2012 by SomaliSwiss
The Second Istanbul Conference on Somalia, under the theme “Preparing Somalia’s Future: Goals for 2015,†took place on 31st May and 1st June 2012. Maintaining the multi-dimensional and multi-layered approach of the first Istanbul Conference in 2010 on Somalia, it was attended by high level representatives from 57 countries and 11 international and Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Istanbul: Declaration reaffirms respect for Somalia.
Posted on June 2, 2012 by SomaliSwiss

Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa Maanta Howl-gallo aad u baraaran, isla markaana lagu soo qab-qabtay niman lala xiriirinayay in ay ku lugleeyihiin kooxda Al-Shabaab.
Howlgalada maanta ayaa ciidamada amaanka waxaa ay saf ballaaran ku galeen dhammaan guryaha iyo goobaha ganacsi ee ku yaala deegaanka ceelasha Biyahay ee duleedka magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Booliska dowladda KMG oo Maanta howlgalo dad lagu soo qab-qabtay ka sameeyay deegaanka Ceelasha Biyaha. ( SAWIRO )
Posted on June 2, 2012 by SomaliSwiss
 Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jdowladda KMG Soomaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed  ayaa galabta gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Madaxweyne sheekh Shariif iyo wafdigiisa waxaa si diirran Ugu soo dhoweeyay madaxa sar sare ee wadanka Tanzania.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Shariif iyo Wafdigii uu hogaaminayay oo galabta gaaray wadalka Tanzania.
Posted on June 2, 2012 by SomaliSwiss
 Waxaa la soo gabagabeyey Shirkii Istanbul ee Loga hadlayey Aayaha Soomaaliya ayaa la soo bandhigay, waxaana Shirkaas ka soo baxay War-murtiyeedkii qodobbadiisu ay aaraayaan ilaa 40 qodob, waxaana ugu muhiimsanaa Sameynta Sanduuq Dhaqaale oo Soomaaliya lagu taageerayo, taasi oo loo arko iney ka duwan tahay qaabkii horey ay Caalamku Soomaaliya ugu taageeri jireen iyo in Agost kadib Soomaaliya loo aqoonsanayo iney gashay Marxalad cusub oo Dib u dhis. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on War-murtiyeedkii ka soo baxay Shirka Istanbul ee Loga hadlayey Aayaha Soomaaliya oo la soo bandhigay.
Posted on June 2, 2012 by SomaliSwiss
 Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa wuxuu Xalay Shir jaraa`id ku qabtay magaalada Istanbul ee dalka Turkey wuxuuna ka hadlay sida uu dhacay Shirka Istanul, sidoo kale wuxuu si aad ah u soo dhaweeyey Sanduuqa Dhaqaalaha ee ay beesha Caalamku ugu talagashay in lagu kobciyo dhaqaalaha Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Shariif oo Si fiican u soo dhaweeyey Sanduuqa dhaqaalaha Soomaaliya.
Posted on June 2, 2012 by SomaliSwiss
 Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-Moon ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay xoojinta dhismaha ciidammadeeda Qalabka Sida, Caalamkuna uu xoogga saari doono arrintaasi, isagoo dhinaca kale ku ammaanay ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya dadaalka ay ku bixiyeen nabaddeynta dalkooda.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey oo sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay xoojinta dhismaha ciidammadeeda Qalabka Sida.
You must be logged in to post a comment.