Taliska ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ugu hambalyeeyay ciidammada Xoogga dalka qaabka xeeladeysan ee ay Al-Shabaab uga saareen degmada Afmadow, isagoo shacabka Soomaaliyeed ay kula dardaarmay in ay ku Kalsoonaadaan ciidammadooda.
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo sheegay in hadafka ciidanka uu yahay in ay burburiyaan looses Al-Shabaab.
You must be logged in to post a comment.