Tartanka Isku Aadka Horyaalka Kubadda Cagta dalka Soomaaliya oo la soo saaray.

Akhriste-yaasha sharafta leh, waxay Shabakadda SomaliSwiss idiin soo gudbineysaa isku aadka tartanka horiyaalka kubadda Cagta dalka Soomaaliya  heerkiisa koowaad oo maalinta barri ah si rasmi ah uga furmaya garoonka Jaamacadaha ee ku yaala degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. HOOS DAAWO LIISKA ISKU AADKA

Tarkan waxa ka qeygali doonaa siddeed koox, waana sidaan jadwalka Horyaalka k/Cagta Soomaaliya ee Heerka 1-aad – 2012 -aad.

Wareegga 1-aad

M/N. Maalinta Taariikhda

Kooxaha Wada Ciyaarayo

Saacadda Garoonka
01 Jimco 01/06/2012 Elman Vs Badbaado 15:30 pm Jaamacadda
02 Isniin 04/06/2012 Sahafi Fc Vs LL. PP. 15:30 pm Jaamacadda
03 Talaado 05/06/2012 Heegan Vs Dekedda 15:30 pm Jaamacadda
04 Khamiis 07/06/2012 B.S. Club Vs Horseed 15:30 pm Jaamacadda
05 Jimco 08/06/2012 LL. PP. Vs Elman 15:30 pm Jaamacadda
06 Isniin 11/06/2012 Badbaado Vs Dekedda 15:30 pm Jaamacadda
07 Talaado 12/06/2012 Sahafi Fc Vs Horseed 15:30 pm Jaamacadda
08 Khamiis 14/06/2012 Heegan Vs B. S. Club 15:30 pm Jaamacadda
09 Jimco 15/06/2012 Elman Vs Dekedda 15:30 pm Jaamacadda
10 Isniin 18/06/2012 LL. PP. Vs Horseed 15:30 pm Jaamacadda
11 Talaado 19/06/2012 Badbaado Vs B. S. Club 15:30 pm Jaamacadda
12 Khamiis 21/06/2012 Sahafi Fc Vs Heegan 15:30 pm Jaamacadda
13 Jimco 22/06/2012 Horseed Vs Elman 15:30 pm Jaamacadda
14 Isniin 25/06/2012 Dekedda Vs B. S. Club 15:30 pm Jaamacadda
15 Talaado 26/06/2012 LL. PP. Vs Heegan 15:30 pm Jaamacadda
16 Khamiis 28/06/2012 Badbaado Vs Sahafi Fc 15:30 pm Jaamacadda
17 Jimco 29/06/2012 Elman Vs B. S. Club 15:30 pm Jamacada
18 Isniin 02/07/2012 Horseed Vs Heegan 15:30 pm Jaamacadda
19 Talaado 03/07/2012 Dekedda Vs Sahafi Fc 15:30 pm Jaamacadda
20 Khamiis 05/07/2012 LL. PP. Vs Badbaado 15:30 pm Jaamacadda
21 Jimco 06/07/2012 Heegan Vs Elman 15:30 pm Jaamacadda
22 Isniin 09/07/2012 B.S.Club Vs Sahafi Fc 15:30 pm Jaamacadda
23 Talaado 10/07/2012 Horseed Vs Badbaado 15:30 pm Jaamacadda
24 Arbaco 11/07/2012 Dekedda Vs LL. PP. 15:30 pm Jaamacadda
25 Khamiis 12/07/2012 Elman Vs Sahafi Fc 15:30 pm Jaamacadda
26 Jimco 13/07/2012 Heegan Vs Badbaado 15:30 pm Jaamacadda
27 Isniin 16/07/2012 B. S. Club Vs LL. PP. 15:30 pm Jaamacadda
28 Talaado 17/07/2012 Horseed Vs Dekedda 15:30 pm Jaa

SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: