Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss
 Anagoo ah ka soo qayb galayaasha Shirka Istanbuul ee Bulshada Rayidka ah ee Soomaaliyeed oo ka kooban odayaasha Dhaqanka, Culumaa’udiinka, Aqoonyahannada, Ururrada Siyaasadeed ee abuubulan, Ururrada haweenka, dhalinyarada, ganacsatada iyo qurba-joogta waxaan isugu nimid in aan ka tashanno, qiimayna ku samayno xaalladda adag iyo khatarta ku aaddan jiritaanka ummadda Soomaaliyeed. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Warmurtiadeed ka soo baxay Shirka Odayaasha Dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ah Soomaaliyeed ee maaalada Istanbul.
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Turkey has expressed its hope that the Somalia Conference in Istanbul will constitute an important turning point in ending violence in Somalia and launching a new political process to establish a national government, in a move to end armed conflict among different local clans. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Ankara hopes summit will help end violence.
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Somalia has potential, and this is not limited to natural resources, says Kani Torun, Turkey’s envoy to the country. The country should never face hunger, he says.. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Somalia possesses great potential to become regional star
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Qaar ka mid ah Website-yadii xarakada Al-shabaab ayaa hawada laga saaray, ka dib markii lagu qaaday weerar xooggan oo sababay in afka ciidda loo daro, halka laba website oo hadda fara ciida leh ku taagan ay sheegeen in aysan metelin una shaqeyn xarakada Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Website-yadii xarakada Al-Shabaab oo bilaabay in ay dafiraan in kooxdaasi lahayd, markii qaarkood hawada laga saaray.
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Cali Maxamuud Raage ( Cali Dheere) ayaa fariin uu jeediyay oo xalay laga sii daayey idaacad ay Al-Shabaab leeyihiin oo ku rakiban magaalada Marka waxa uu ku calaacalay in ay soo weerareen oo ay xarakadiisu la dagaallamayaan wax uu ku tilmaamay cadow fara badan oo uu sheegay in ay dalalka Afrikaanka ka sokoow ku jiraan NATO iyo YUHUUD. DHEGAYSO HADALKIISA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Afgooye | Comments Off on Cali Dheere oo sheegay in ay soo weerareen NATO iyo Yuhuud, Soomaalidana ka dalbaday taageero ah Boqolkiiba Labaatan kaliya.
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Akhriste-yaasha sharafta leh, waxay Shabakadda SomaliSwiss idiin soo gudbineysaa isku aadka tartanka horiyaalka kubadda Cagta dalka Soomaaliya heerkiisa koowaad oo maalinta barri ah si rasmi ah uga furmaya garoonka Jaamacadaha ee ku yaala degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. HOOS DAAWO LIISKA ISKU AADKA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Tartanka Isku Aadka Horyaalka Kubadda Cagta dalka Soomaaliya oo la soo saaray.
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Shirka arrimaha Soomaaliya looga hadlayo ee Istanbul oo goor dhow furmay ayaa waxaa hadallo kala duwan ka jeediyey masuuliyiin ka kala tirsan dowladda Soomaaliya iyo Turkey, Ra’isul wasaare ku xiggeenka Turkey Baker Bostog, ayaa ugu horeyn ka hadlay waxa uuna  sheegay in Soomaaliya gaartay waddadii ay uga bixi lahayd dib u dhaca, isla markaana ay ku gaari lahayd heerkii looga baahnaa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Istanbul | Comments Off on Shirkii Arimaha Soomaaliya ee Istanbul oo si rasmi ah u furmay iyo hadallo furitaankiisa laga jeediyey.
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugnaa degmada Balcad ayaa bilaabay in ay faaruqiyaan magaaladaas,iyagoo ka qalab uruursanayey shalay ilaa xalay, markii sida la sheegay ay ka cabsadeen in ay ku go’doomaan degmadaas oo ay jirto wado ka soo gasha dhinaca qorrax dhac taas oo ka timaada dhanka Afgooye. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab oo bilaabay in ay isaga baxaan Degmada Balcad
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

wasaaradda arrimaha dibbadda wadanka Faransiiska ayaa waxay  ka soo saartay War saxaafadeed la xiriira shirka maanta ka furmaya magaalada Istanbul ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.
Sdoo kale warkan Faransiiska soo saartay ayaa waxaa lagu sheegay in xukuumadda Paris ay u aragto shirka Istanbul inuu fursad u yahayxal Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Faransiiska oo sheegtay in shirka ka socda Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga uu fursad u yahay Soomaalida.
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Xog’hayaha guud ee Q,M Ban ki Moon ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in qodobo muhiim ah ka soo baxaan shirka Turkiga ee arrimaha Soomaaliya ku saabsan .
Sidoo kale Ban Ki Moon ayaa xusay in shirka Istanbul uu wax badan ka badali doono rajada iyo aayaha Soomaaliya, wuxuuna si gaar ah u xusay in shirkan Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xog’hayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban ki Moon oo sheegay in shirka Istanbul uu wax badan ka badali doono rajada iyo aayaha Soomaaliya.