Advertisements

Madaxweyne Shariif iyo wafdigii lasocday oo uu kamid ahaa Madaxweyne Tiiceey oo kusii jeeda Istanbul.

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dawladda KMG Soomaaliya ayaa barqanimadii maanta ka duulay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Madaxweyne Shariif iyo wafdigiisa oo ay ka mid yihiin Mas’uuliyiin ka kala tirsan Barlamanka iyo Golaha Wasiirada iyo waliba madaxweynaha maamul-goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa Continue reading

Advertisements

Ra’isal Wasaare C/weli iyo wafdi uu hogaaminayay oo maanta gaaray magaalada Istanbul ee Turkiga.

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Ra’isal Wasaaraha KMG Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe gaaray magaalada Istanbul ee caasimadda labaad ee dalka Turkiga, halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyey. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Magaalada Kismaayo oo ay maanta ka jirto cabsi dagaal, iyadoo Shalay ilaa Xalay lagu garaacay Madaafiic.

Bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa saakay xaalad wel wel ah ku waabariistay, xilli xalay duqeyn xooggan ay ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Sida ay ku soo warrameen dadka deggan anka magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegeen in malleeshiyaadka Xarakada Al-Shaaab ay soo Continue reading

Horjoogihii Maxkamada kooxda Al-Shabaab ee degmada Afgooye oo ay ciidammada dowladda gacanta kusoo dhigeen.

Ciidammada ammaanka ee Soomaaliya oo weli howlgallada nabad sugidda ka wada degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose ayaa gacanta ku dhiggay horjooggihii Al-Shabaab uga qaabilsanaa dhinaca Maxkamadda degmada Afgooye oo halkaasi ku dhumaalleysanayay.

Sida ay  soo sheegeen Rag ka tirsan Saxaafadda oo ku sugan goobaha dagaallada ay ka socdaan ee nawaaxiga degmada Afgooye ayaa caddeeyey inay indhahooda Continue reading

Al-Shabaab oo dib u soo buuxiyey deegaanada Ceelasha biyaha, Garas Baaleey iyo Xaawo Cabdi.

XOG HOOSE OO FAAHFAAHSAN

Halkaan ka akhri Continue reading

Dowladda Imaaraadka Carabta oo warqadihii aqoonsiga ka gudoontay safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalkaas.

Halkaan ka akhri Continue reading

Qaar ka mid ah Maraakiibtii dagaalka Soomaaliya oo lagu xaraashayo dalka Yamen.

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: