Halkaan ka akhri
Safiirka cusub ee dalka Soomaaliya u fadhin doona dowladda Imaaradka Carabta ayaa warqadihiisii aqoonsiga si rasmi ah u gudoonsiiyey dowladda dalkaasi oo iyaduna aqbashay.
Sheikh C/qaadir Maxamad ayaa warqadihiisii aqoonsiga waxa uu gudoonsiiyey, ku xigeenka wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Imaaraadka Carabta Juma’a Mubarak Al-Junaibi oo ay xafiiskiisa ka dhacday xafladdii warqadaha looga gudoomayey safiirka cusub.
Junaibi ayaa safiirka cusub u rajeeyay in shaqadiisa ilaah lagarab galo, iyadoo sidoo kalena safiirka cusub ee soomaaliya uu dowladda Imaaraadka iyo madaxweynaheeda Sheikh Khalifa Bin Zayid al-nahyan uga mahad celiyey sida ay markasta u garab istaagaan dalka Soomaaliya.
SomaliSwiss UAE
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Dubai |