Afhayeenkii hore ee kooxda Al-Shabaab Abuu Mansoor oo ka hadlay dagaaladii dhowaan looga qabsaday dhul badan.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA

Halkaan ka akhri

Afhayeenkii hore  ee kooxda Al-Shabaab  Sh. Mukhtaar Robow Cali Abuu Mansuur ayaa  maanta fariin cod ah oo uu soo diray waxaa uu kaga hadlay xaaladihii ugu danbeyay ee kooxdiisa looga qabsaday dhul badan iyo isbadalada yimid.

Abuu Mansoor ayaa fariintiisa oo cod ah waxaa lagu faafiyay webside-yada taabacsan Al-Shabaab, waxaa uuna ku hadlayay af Maay, iyadoo dhageysi ahna halkan hoose riix.

AMA HALKAN KA DHAGEYSO

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: