Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Amisom oo qabsaday deeganka carbiska ee gobolka Sh/hoose.

HOOS KA DAAWO KANA DHAGEYSO

Halkaan ka akhri

Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa gordhow waxaa ay qabsadeen deeganka Carbiska ee gobolka Shabelleha hoose.

Gen. Cabdullaahi Cali Canood oo ah taliyaha guutada kowaad ee ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay qaabka ay u qabsadeen deegankaasi iyo dagaaladii dhacay. HALKAN KA DHAGEYSO https://somaliswiss.files.wordpress.com/2012/05/dhageyso-wareysiga-gen-caanood.mp3

 

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: