Advertisements

Wafdigii kasocday dowladda hoose ee Istanbul oo Maanta Qado sharaf loogu sameeyay Muqdisho.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Munaasabad qado shafar ah ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho loogu sameeyay khubarro ka socday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, kuwaas oo dhawaan soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wafdigan kasocday magaalada Istanbul oo ay wehliyeen Injineero ayaa dhowaan soo gaaray Muqdisho, si ay u qiimeeyaan dhismayaal laga hirgeliyo gudaha magaalada iyo sidii ay u hormarin lahaayeen bilicda magaalada.

Munaasabaddan oo ay kasoo qeyb galeen wasiirka Arrimaha gudaha, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale oo katirsan dowladda KMG Soomaaliya.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: