Advertisements

Dalka Soomaaliya oo Safaarad ka furtay dalka cusub ee Koofurta Sudan ama (South Sudan).

HOOS KA FIIRI SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Maalintii Sabtida oo ay taariikhdu ku beegneyd 19kii bishan May ayaa waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Safaaradda Soomaaliya ee Koonfurta Sudan dalkaasi oo dhowaan ka go’ay Suudaanta kale.

Xafladii xarigga looga jarayey Safaaradda Soomaaliya ee Koonfurta Sudan waxaa ka qeybgalay Wasiirro ka kala tirsan Soomaaliya iyo Koonfurta Sudan Safiirro ka kala socday dalalka Turkiga, UK , Uganda, Kenya, Ethiopia, Sudan, South Africa, China , Japan, Congo DR, Nigeria iyo kuwo kale oo badan.

SomaliSwiss NewsDesk

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: