Kun Askari oo kale, Qeybtii Labaad sanadkaan ee Ciidamadeena Qaranka oo tababar loogu soo xiray Kampala, Kuna soo jeeda dalkooda.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Akhriste yaal, waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Qaar ka mid ah Ciidamada Geesiyaasha ah ee Qarankeenna Soomaaliyeed uu dhowaan tababar ugu dhamaaday, Xerro ku taala duleedka magaalada Kampala oo ay ku jiraan, iyadoo uu halkaas shalay booqasho ku tegay, Madaxweynaha KMG Soomaaliya  Sheikh Shariif Sheekh Axmed oo kormeeray Xeradaas ay ku jiraan, waxaana madaxweynaha la socday Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xuseen Carab Ciise.

SomaliSwiss NewsDesk

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: