Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga Oo Hidaha Iyo Dhaqankeenna Kusoo Bandhigay Busra.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Akhristayaasheena Sharafta leh ee  na soo booqday, halkaan ka daawada Sawirrada Arday Soomaaliyeed oo Hidaha iyo Dhaqankeenna kusoo bandhigay magaalada Busra ee Dalka Turkiga, taas oo qeyb ka ah Bandhig ay Ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarta Caalamku ku soo bandhigayeen Hidaha iyo Dhaqnkeenna suuban.

SomaliSwiss NewsDesk

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: