Advertisements

Maxaa Ku Qornaa Warqad Bin Laden u diray Axmed Godane (AKHRI WARQADAAS OO ORIGINAL AH).

SOMALI, ENGLISH, ARABIC

Halkaan ka akhri

Akhristeyaal, waxaan halkaan idiin kugu soo bandhigeynaa, Warqad dowladda Mareykanku sheegtay in Bin Laden u diray hogaamiyaha Al-shabaab, Axmed Cabdi Godane oo sidoo kale loogu yeero Muqtaar Abi Subeyr, taas oo sida ka muuqata haddiiba uu Bin laden qoray oo ay run tahay jawaab u ahayd warqad kale oo Axmad Godane diray oo Bin Laden talooyin lagu waydiistey.

Warqadda oo Mareykanku sheegay in Carabigu Original yahay, laakiin ay qeybta Englishka ah raaciyeen ayay SomaliSwiss u tarjuntay Somali, waana tan warqaddas oo Carabi, English iyo Somali intaba ah ee adiga indhahaada ku arag.

Warqadda Bin Laden Original ARABIC

Warqadda Bin Laden English Traslation

Warqadda Bin Laden Tarjumid Somali

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: