Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga Oo Hidaha Iyo Dhaqankeenna Kusoo Bandhigay Eskişehir.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Arday Soomaaliyeed oo si heer sare ah usoo bandhigay Hidaha iyo Dhaqankeenna ayadoo ardaydanna ay kusoo bandhigeen Magaalada Eskişehir Ee Dalka Turkiga.

Bandhigan ayaa qeyb ka noqonaya Bandhig Hidaha iyo Dhaqanka ah oo Mudooyinkan ay si aad ah usoo bandhigayeen Ardaydeenna ku sugan dalalka caalamka qaarkood.

SomaliSwiss NewsDesk

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: