Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss
 Anagoo ah ka soo qayb galayaasha Shirka Istanbuul ee Bulshada Rayidka ah ee Soomaaliyeed oo ka kooban odayaasha Dhaqanka, Culumaa’udiinka, Aqoonyahannada, Ururrada Siyaasadeed ee abuubulan, Ururrada haweenka, dhalinyarada, ganacsatada iyo qurba-joogta waxaan isugu nimid in aan ka tashanno, qiimayna ku samayno xaalladda adag iyo khatarta ku aaddan jiritaanka ummadda Soomaaliyeed. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Warmurtiadeed ka soo baxay Shirka Odayaasha Dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ah Soomaaliyeed ee maaalada Istanbul.
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Turkey has expressed its hope that the Somalia Conference in Istanbul will constitute an important turning point in ending violence in Somalia and launching a new political process to establish a national government, in a move to end armed conflict among different local clans. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Ankara hopes summit will help end violence.
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Somalia has potential, and this is not limited to natural resources, says Kani Torun, Turkey’s envoy to the country. The country should never face hunger, he says.. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Somalia possesses great potential to become regional star
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Qaar ka mid ah Website-yadii xarakada Al-shabaab ayaa hawada laga saaray, ka dib markii lagu qaaday weerar xooggan oo sababay in afka ciidda loo daro, halka laba website oo hadda fara ciida leh ku taagan ay sheegeen in aysan metelin una shaqeyn xarakada Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Website-yadii xarakada Al-Shabaab oo bilaabay in ay dafiraan in kooxdaasi lahayd, markii qaarkood hawada laga saaray.
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Cali Maxamuud Raage ( Cali Dheere) ayaa fariin uu jeediyay oo xalay laga sii daayey idaacad ay Al-Shabaab leeyihiin oo ku rakiban magaalada Marka waxa uu ku calaacalay in ay soo weerareen oo ay xarakadiisu la dagaallamayaan wax uu ku tilmaamay cadow fara badan oo uu sheegay in ay dalalka Afrikaanka ka sokoow ku jiraan NATO iyo YUHUUD. DHEGAYSO HADALKIISA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Afgooye | Comments Off on Cali Dheere oo sheegay in ay soo weerareen NATO iyo Yuhuud, Soomaalidana ka dalbaday taageero ah Boqolkiiba Labaatan kaliya.
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Akhriste-yaasha sharafta leh, waxay Shabakadda SomaliSwiss idiin soo gudbineysaa isku aadka tartanka horiyaalka kubadda Cagta dalka Soomaaliya heerkiisa koowaad oo maalinta barri ah si rasmi ah uga furmaya garoonka Jaamacadaha ee ku yaala degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. HOOS DAAWO LIISKA ISKU AADKA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Tartanka Isku Aadka Horyaalka Kubadda Cagta dalka Soomaaliya oo la soo saaray.
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Shirka arrimaha Soomaaliya looga hadlayo ee Istanbul oo goor dhow furmay ayaa waxaa hadallo kala duwan ka jeediyey masuuliyiin ka kala tirsan dowladda Soomaaliya iyo Turkey, Ra’isul wasaare ku xiggeenka Turkey Baker Bostog, ayaa ugu horeyn ka hadlay waxa uuna  sheegay in Soomaaliya gaartay waddadii ay uga bixi lahayd dib u dhaca, isla markaana ay ku gaari lahayd heerkii looga baahnaa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Istanbul | Comments Off on Shirkii Arimaha Soomaaliya ee Istanbul oo si rasmi ah u furmay iyo hadallo furitaankiisa laga jeediyey.
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugnaa degmada Balcad ayaa bilaabay in ay faaruqiyaan magaaladaas,iyagoo ka qalab uruursanayey shalay ilaa xalay, markii sida la sheegay ay ka cabsadeen in ay ku go’doomaan degmadaas oo ay jirto wado ka soo gasha dhinaca qorrax dhac taas oo ka timaada dhanka Afgooye. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab oo bilaabay in ay isaga baxaan Degmada Balcad
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

wasaaradda arrimaha dibbadda wadanka Faransiiska ayaa waxay  ka soo saartay War saxaafadeed la xiriira shirka maanta ka furmaya magaalada Istanbul ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.
Sdoo kale warkan Faransiiska soo saartay ayaa waxaa lagu sheegay in xukuumadda Paris ay u aragto shirka Istanbul inuu fursad u yahayxal Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Faransiiska oo sheegtay in shirka ka socda Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga uu fursad u yahay Soomaalida.
Posted on May 31, 2012 by SomaliSwiss

Xog’hayaha guud ee Q,M Ban ki Moon ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in qodobo muhiim ah ka soo baxaan shirka Turkiga ee arrimaha Soomaaliya ku saabsan .
Sidoo kale Ban Ki Moon ayaa xusay in shirka Istanbul uu wax badan ka badali doono rajada iyo aayaha Soomaaliya, wuxuuna si gaar ah u xusay in shirkan Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xog’hayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban ki Moon oo sheegay in shirka Istanbul uu wax badan ka badali doono rajada iyo aayaha Soomaaliya.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA
Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Gaalkacyo | Comments Off on Madaxda Siyaasadda iyo Dhaqanka GalMudug oo taageeray Shirka Istanbul, iskana fogeeyay diidmadii Madaxweyne Caalin.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss

Four police officers were shot and seriously wounded on Wednesday when attackers believed to be Al-Shabab ambushed them at the Kenya-Somalia border town of Liboi.
The officers had been on a night patrol and were attacked as they returned to their camp, police said. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on 4 police wounded in Liboi Al-Shabab attack.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss

The Edmonton Mennonite Centre for Newcomers honoured Abdulrashid Ali with a RISE Youth Achievement Award Tuesday for his tireless volunteer work with local kids.
Ali learned English and started his education in Grade 4 at Balwin School after coming to Canada from a Kenya refugee camp in 2005 with his mother and three siblings. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Canada: A young Somali immigrant is helping Edmonton youth build brighter futures.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss

Funky dancing in a seaside bar, Vespa scooters on broad boulevards: the images of a lost Somalia are at odds with a place better known for war.
Those who dare to visit contemporary Mogadishu, often dubbed the world’s most dangerous capital, catch only a glimpse of its vanished beauty in the bullet-scarred wasteland devastated by more than two decades of civil war. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Seeing the majesty in Somalia’s history.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss

The Istanbul Conference on Somalia, under the theme “Preparing Somalia’s Future: Goals for 2015,†opens tomorrow with the participation of heads of state and representatives from more than 50 countries, and international organizations in cooperation with the United Nations. The conference will end on June 1. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Somalia discusses its future in Istanbul Turkey.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss

President Obama, overseeing the regular Tuesday counterterrorism meeting of two dozen security officials in the White House Situation Room, took a moment to study the faces. It was Jan. 19, 2010, the end of a first year in office punctuated by terrorist plots and culminating in a brush with catastrophe over Detroit on Christmas Day, a reminder that a successful attack could derail his presidency. Yet he faced adversaries without uniforms, often indistinguishable from the civilians around them. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Secret ‘Kill List’ Proves a Test of Obama’s Principles and Will.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss

At least six people, including three civilians, were killed Wednesday in northern Somalia‘s Puntland region when a roadside bomb exploded as security forces tried to defuse it.
“Three members of the security forces and three civilians were killed in the explosion,” said security official Mahdi Abdulahi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Roadside bomb in Somalia’s Puntland kills 6.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dawladda KMG Soomaaliya ayaa barqanimadii maanta ka duulay garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Madaxweyne Shariif iyo wafdigiisa oo ay ka mid yihiin Mas’uuliyiin ka kala tirsan Barlamanka iyo Golaha Wasiirada iyo waliba madaxweynaha maamul-goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Shariif iyo wafdigii lasocday oo uu kamid ahaa Madaxweyne Tiiceey oo kusii jeeda Istanbul.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Ra’isal Wasaaraha KMG Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe gaaray magaalada Istanbul ee caasimadda labaad ee dalka Turkiga, halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyey. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Turkey Ankara | Comments Off on Ra’isal Wasaare C/weli iyo wafdi uu hogaaminayay oo maanta gaaray magaalada Istanbul ee Turkiga.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss

Bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa saakay xaalad wel wel ah ku waabariistay, xilli xalay duqeyn xooggan ay ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Sida ay ku soo warrameen dadka deggan anka magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegeen in malleeshiyaadka Xarakada Al-Shaaab ay soo Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Kismaayo oo ay maanta ka jirto cabsi dagaal, iyadoo Shalay ilaa Xalay lagu garaacay Madaafiic.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss
Ciidammada ammaanka ee Soomaaliya oo weli howlgallada nabad sugidda ka wada degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose ayaa gacanta ku dhiggay horjooggihii Al-Shabaab uga qaabilsanaa dhinaca Maxkamadda degmada Afgooye oo halkaasi ku dhumaalleysanayay.
Sida ay  soo sheegeen Rag ka tirsan Saxaafadda oo ku sugan goobaha dagaallada ay ka socdaan ee nawaaxiga degmada Afgooye ayaa caddeeyey inay indhahooda Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Horjoogihii Maxkamada kooxda Al-Shabaab ee degmada Afgooye oo ay ciidammada dowladda gacanta kusoo dhigeen.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss

XOG HOOSE OO FAAHFAAHSAN
Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Afgooye | Comments Off on Al-Shabaab oo dib u soo buuxiyey deegaanada Ceelasha biyaha, Garas Baaleey iyo Xaawo Cabdi.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dubai | Comments Off on Dowladda Imaaraadka Carabta oo warqadihii aqoonsiga ka gudoontay safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalkaas.
Posted on May 30, 2012 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Qaar ka mid ah Maraakiibtii dagaalka Soomaaliya oo lagu xaraashayo dalka Yamen.
Posted on May 29, 2012 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: M-Saadaq | Comments Off on HAMBALYO HAMBALYO TAHNIYAD DHALASHO
Posted on May 29, 2012 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Somalia’s president survives militant ambush.
Posted on May 29, 2012 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Danish police arrest 2 Somalis in terror plot.
Posted on May 29, 2012 by SomaliSwiss

HOOS KA DHAGEYSO CODKA
Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kooxda Al-Shabaab oo sheegatay weerarkii maanta wadada loogu galay kolonyo badan oo uu lasocday Madaxweyne Shariif.
Posted on May 29, 2012 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Shariif Sh. Axmed oo dhexda loogu galay inta u dhexeysa Ceelasha Biyaha iyo Calamada.
Posted on May 29, 2012 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Tababare Fartuun Cismaan iyo Kooxdeeda oo ka dhex muuqda Koobka NSC Cup oo ka socda City of Blaine Minnesota.
You must be logged in to post a comment.