Halkaan ka akhri
Wakaaladaha wararka Caalamka ayaa waxaa lagu soo daabacay madaxweynaha dowladda Eritrea Issaias Afeworki in uu dhintay, kadib xanuun uu dhowaanahay lajiifay Ispitaal.
Sidoo kale dowladda Eritrea ayaa warkaasi beenisay isla markaana sheegtay in uu caafimaadkiisa aad u wanaagsan yahay.
Warar kale ayaa sheegaya in dhowaanahan madaxweynaha Eritrea uu aad u xanuunsanaa isla markaana lagu daweynayay wadanka Qadar.
Dhinaca kale sirdoonka FBI-da ayaa sheegay in uu aad u xanuunsanaa Issaias Afeworki, isla markaana ay dhici karto in uu ku tago sidaasi.
Wixii kusoo kordha wararkaasi dib ayaanu idinkaga soo gudbin doonaa.
English Eritrean President Isaias Afewerki Said To Be Dead
SomaliSwiss London
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Yusuf Garabey |
You must be logged in to post a comment.