Munaasabadii Ansixinta Dastuurkii Puntland ee ka dhacday magaalada Garowe (Sawiro).

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri

Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa sawiradii munaasabadii xiritaanka Shirkii Ansixinta Dastuurka Puntland oo ay kasoo Qeyb galeen Madax ka kala socotay Dowlada KMG Soomaaliya, Safiirada Wadamada Talyaaniga, Yuguslavia, Ethiopia iyo Masuuliyiin ka socotay Qaramada Midoobay, Hay’addo Caalami ah iyo Madaxda ugu saraysa dowlad goboleedka Puntland.

Tirada guud ee codaysay ayaa ahayd 478 cod oo u kala codayyay Haa iyo Maya.

1-Bari 92 Haa/ 1 Maya

2-Punsaa -5 Haa

3-Qurbe-joogta 5 Haa

4-Dowlada 99 Haa /1 Maya

5-Mudug 51 Haa/ 2 Maya

6-Nugaal 53 Haa

7-Sanaag 84 Haa/ 2 Maya

8-Sool 83 Haa

SomaliSwiss Boosaaso

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: