Wasaaradda Difaaca Soomaaliya oo shaacisay in ay diyaarado dagaal adeegsan doonto dagaallada soo socda ee iyaga iyo Al-Shabaab.

DHEGAYSO WARBIXINTA

Halkaan ka akhri

Wasaaradda Difaaca ee Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalka Wajiga 2-aad ee lagula dagaallamayo xarakada Al-Shabaab ay ka qeyb qaadan doonaan diyaarado dagaal, gaar ahaan nuuca Helicopters-ka, kuwaas oo bartrilmaameedsan doona, meelaha ay joogaan mas’uuliyiinta Al-Shabaab.

Maxamad Cali Catooshoow, Wasiir ku xigeenka Gashaan dhigga ee dowladda KMG ah ayaa sheegay in gobol kasta oo laga xoreeyo Al-shabaab isla markiiba loo samayn doono maamul deg deg ah oo sii wada howlaha adeegyada Bulshada, wuxuun a xusay in qeybaha soo socda ee Al-Shabaab looga xoreynayo deeganada ay weli ku sugan yihiin ay ka qeyb qaadan doonaan diyaaradaha dagaalka.
HALKAAN KA DHEGAYSO WARBIXIN FAAH FAAHSAN OO WARIYAHA SOMALISWISS EE MUQDISHO SOO DIYAARIYEY.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: