Advertisements

Saxaafaddu qeyb intee dhan ayey ku laheyd dagaallada dalka ka dhacay?

HOOS KA DAAWO DOODDA

Halkaan ka akhri

Dood uu qabtay Barnaamishka Bandhigga Aamina Muuse ee ka baxa Universal Tv ayaa lagu falanqeeyay doorka saxaafaddu ka qaadan karto nabadda iyo haddii ay qeyb ka ahayd dagaalladii dalka ka dhacay iyo hadda sida ay tahay inay uga qeyb qaataan nabadda. Waxaa ka qeyb qaadanaya saxafiyiin ka kala socota SomaliSwiss, Hiiraan.com, Weriyaha.com, Saafifilms iyo isha news.

HALKAAN KA DAAWO DOODA SAXAAFADDA

[blip.tv http://blip.tv/play/h5NogvCkAAA width=”540″ height=”400″]

SomaliSwiss London

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: