Xarakada Al-Shabaab oo War-murtiyadeed ka soo saartay nolasha iyo xaaladda Abuu-Mansuur Al-Amriiki .

Halkaan ka akhri

War-murtiyadeed ka soo baxay Xarakada  Al-Shabaab oo lagu daabacay barta Twitter-ka ay ku leeyihiin ayaa lagu sheegay in nolosha Cumar Xamaami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Al-Amriiki aysan khatar ku jirin noloshiisa, waxayna sheegeen inuu ku nool yahay barwaaqo iyo nabad.

Sida la wada ogsoon yahay Abuu Mansuur Al-Amriiki ayaa dhalashadiisu tahay Mareykan, wuxuuna cajalad uu soo duubay ku sheegay in noloshiisa ay soo food saartay khatar, wuxuuna cajalada uu soo duubay ku sheegay inuu ka baqdin qabo in la dilo.

Sidoo kale War-murtiyeedkan ay soo saartay Al-Shabaab ayaa lagu sheegay inay bilaabeen baaritaanno ay ku doonayaan inay ku ogaadaan xaqiiqada iyo ujeedada ka dambeysa cajaladaas muuqaalka ah ee ay warbaahintu daabacday.

Dhanka kale Qoraalka War-murtiyeedkan ayaa lagu sheegay in nolosha Al-Amriiki aysan khatar ku jirin, islamarkaana uu kula nool yahay walaalihiis barwaaqo, Al-Shabaab ayaa si buuxda u sheegtay inay layaab ku noqotay cajalada internetka la soo dhigay, taasoo lagu sheegay inay ku jirto khatar nafta Al-Amriiki.

War-murtiyeedkan ayaa wuxuu ku qornaa Afka Carabiga hoos ku qaran:

بسماللهالرحمنالرحيم

بيان بخصوص التسجيل المرئي المنسوب للأخ أبو منصور الأمريكي (السبت 24 ربيع الآخر 1433)

الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين وبعد:

لقد تفاجأت حركة الشباب المجاهدين بتلك المادة المرئية المنسوبة للأخ أبو منصور الأمريكي التي تم نشرها على شبكة الانترنت ليلة السبت 24 ربيع الآخر 1433، وجاء في المادة أن الأخ أبو منصور يخاف من أن “حياته مهددة بالخطر من قبل حركة الشباب المجاهدين” حسب تعبير المادة.

وحتى تكتمل التحقيقات حول مغزى ودوافع هذه المادة فإن حركة الشباب المجاهدين توكد أن كل ما ورد في هذه المادة غير صحيح البتة، وأن حياة الأخ غير مهددة من قبل حركة الشباب المجاهدين.

وآخردعواناأنالحمدللهربالعالمين

اللهم منزل الكتاب مجري السحاب هازم الأحزاب، اهزم الصليبيين ومن حالفهم من المرتدين.

اللهم اجعلهم وعتادهم غنيمة للمسلمين.

اللهم دمّرهم و زلزلهم.

اللهم أنت عضدنا وأنت نصيرنا،اللهم بك نصول وبك نجول وبك نقاتل.

والله أكبر

{وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}

مُؤسَّسةُالكَتائِبللإنتَاجالإعلامِي

حَركةُالشَّبابِالمُجَاهدِين

SomaliSwiss      Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: