HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Halkaan ka akhri
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ku dhowaad Kun Askari maanta tababar ugu soo xeray duleedka magaalada Muqdisho ayadoo intii ay socotay Munaasabadda Ciidammada Tababarka loosoo xeray xerada oo ku taala deegaanka Jasiira ay Ciidammadu kusoo bandhigeen Dhoolatus iyo Gaardi Ka Ciyaar.
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Sawirrada |
You must be logged in to post a comment.